Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ka dhigan tahay taageerada Beesha Caalamka ee Dimuqraadiyada Puntland?.
    Somalia

    Maxay ka dhigan tahay taageerada Beesha Caalamka ee Dimuqraadiyada Puntland?.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 22, 2023Updated:May 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxay ka dhigan tahay taageerada Beesha Caalamka ee Dimuqraadiyada Puntland?.

    1. Howsha ay qabatay hay’adda Doorashooyinka ee PL (TPEC)

    2. Waxay ugu baaqeen qeybaha kala duwan ee saameynta ku leh Doorashooyinka ay wixii khilaaf ah ku xalistaan wadahadal

    3. Waxay taageereen Doorashada PL taas oo ay u arkeen in ay horseed u noqoto Doorashooyinka Soomaliya ee 1Q1C

    4. Doorashooyinka PL ayaa noqon doona khibrad iyo barasho Soomaliya inteeda kale

    5. Beesha Caalamka ayaa taageertay Doorashooyinka iyo Dimoqraadiyadda PL

    Waxaa fariin cad oo ku khasbaysa Xasan Shiikh in uu bogaadiyo Dimuqraadiyada ah..

    “Saxiibdu waxay rumeysan yihiin in khibradda ay Puntland u leedahay doorashooyinka tooska ah ay wax bari karto oo ay dhiirigelin karto fidinta dimoqraadiyadda Soomaaliya oo dhan, ee heer kasta oo dowladeed. Saaxiibda waxaa weli ka go’an inay taageeraan hannaanka dimuqraadiyeynta Soomaaliya.”.

    Soo raac Dimuqraadiyada.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.