In Laftagareen tago Baydhabo,waxay diraysaa fariin Xasan Shiikh qalbi jab siyaasadeed ku ah.
Masoo marin Xamar sidii caadada u ahayd,isla markaana diyaarada uu ku tagay Baydhabo lagama tixgelin oo lamaba socon Xasan iyo kooxdiisa.
In uu Baydhabo kasoo dego,iyadoo Itoobiyaanku galbinayaan mahan wax fudud.
Fariimaha uu dirayo imaanshaha Laftagareen ,waxay kala yihiin….
- Dastuurkii iyo Doorashadii Xasan oo fashil kale la kulmay.
- Dowladihii dariska ee muhiimka ahaa,gaar ahaan Itoobiya oo si cad dhabarka ugu jeediyay Xasan,iyadoo kulankii Jabuti uusan waxba badalin.
- Xasan oo looga sii adkaanayo loolanka Dalka.
Laftagareen lama aamini karo 100% ilaa uu ka hor yimaado Cutubyada Dastuurka ee Xasan ku falaaday,balse calaamadaha ka muuqda ilaa iyo hada waa fiican yihiin.
