Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ka dhigan tahay tagida Dhuusamareeb Ee Xasan Shiikh?
    Somalia

    Maxay ka dhigan tahay tagida Dhuusamareeb Ee Xasan Shiikh?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Tagida Xasan Shiikh ee Dhuusamareeb,waxay daaran tahay Sadex Qodob oo kala ah…

    1.Ka jeedinta Indhaha Dadweynaha fashilka Dowlada.

    2..Ka jeedinta Indhaha BC fashilka Wajigii Labaad ee dagaalka argagixisada iyo guud ahaan Dowlada.

    3.Isku muujinta Oday Beesha Hawiye markale.

    Shaatiga uu huwanayo,waa xoraynta Magaalada Ceelbuur iyo in Beesha Murursade iskugu muujiyo Nin wax uqabanaya oo ka jawaab celinaya cabashadoodii.

    Balse,iyadoo Xasan isku muujinayo Oday Beesha Hawiye isku wadi kara,ayuu hadana wadaa qorshe jalaafo ku ah Beesha Murursade markale,kaasoo ah in Ciidamada loo isticmaalayo dagaalka Ceelbuur ay yihiin kuwo Beesha Habargidir oo kaliya.

    Beesha Murursade oo qorshahan ka carootay,ayaa si buuxda utaageertay Shabaab,waxayna lasoo gashay difaaca.

    Beesha Murursade,waxay u aragtaa Xasan qorshihiisa in uu Shalay markii Beelaha la Hubaynayay uu inkiray,Saakayna uu Dhulkoodii Beel kale oo loolan kala dhaxeeyo u Gacan gelinayo.

    Waxaa xusid mudan in Xildhibaanadii B.Murursade lagu mashquuliyay difaacida Wasiir Xasan Macallin oo Baarlamaanka lagu istaaray kadib markii si ku talagal ah loogu amray in uu ka daaho ballantii Baarlamaanka.

    Hawlgalka Ceel-buur Xasan,waxuu kaloo ku qarinayaa fashilka kaga dhacay Wajigii Labaad dagaalka argagixisada,waxaana fulinaya Nisa iyo Madaxtooyada,iyadoo la adeegsanayo Maleeshiyada Beesha HG ee Macawisleyda.

    Waxaa la waayay dhamaan taageeradii BC oo Jabuti ugu horayso.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.