Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ka dhigan tahay uyeerida Danjire C.Faarax Taanno?
    Somalia

    Maxay ka dhigan tahay uyeerida Danjire C.Faarax Taanno?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qatar waa dal umuhiim ah Dowlad walba oo fadhida markaas kursiga Villa Somaliya.

    Qatar waxay saamayn Siyaasadeed,mid dhaqaale iyo mid Milleteri ku leedahay Somaliya.

    Wax lala yaabo ma’ahan in Taanno la badalo,sababtoo ah,waxuu ahaa Nin Xidid dhow la ahaa Madaxii Sirdoonka Qaranka,ehel dhowna la ahaa Madaxweynihii Fadaraalka.

    Danjire Taanno waa ku khasban tahay in lasoo xareeyo Dowlada Xasan Shiikh oo ay gaysato mid iyada Gacanteeda ah.

    Uyeerida Danjire Taanno looga yeeray Xamar waxay kusoo aadaysaa Madaxweyne Xasan Shiikh oo ku wajahan Maanta Dalka Qatar.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.