Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ka dhigan yihiin booqashooyinka hogaamiyayaasha Japan iyo Shiinaha Ee Ruushka iyo Ukrain?
    Somalia

    Maxay ka dhigan yihiin booqashooyinka hogaamiyayaasha Japan iyo Shiinaha Ee Ruushka iyo Ukrain?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 22, 2023Updated:March 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ujeedada socdaalka madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping uu ku tagay Ruushka ayaa ah sidii sare loogu qaadi lahaa saameynta Shiinaha ee heer caalami.

    Tagitaanka Ra’isalwasaaraha Japan ee Ukraine waxay diraysaa calaamad xooggan oo ku saabsan halka ay Labada Waddan ka taagan yihiin xilligan jaahwareerka jira.

    Japan iyo Shiinaha xiriirka ka dhaxeeya waa mid dabacsan oo Bishii la soo dhaafay labada dal waxay ku yeesheen Tokyo wada-hadallo amni.

    Kulamadaas,ayaa Shiinuhu ku sheegay inuu ka walaacsan yahay xoojinta ciidamada Japan,halka Japan ay ka cabatay xiriirka Shiinaha iyo Ruushka iyo adeegsiga buufinnada basaaska ee looga shakisan yahay.

    Shiinaha iyo Japan,ayaa ah dalalka Labaad iyo Saddexaad ee ugu dhaqaalaha badan caalamka, inkastoo ay jiraan xiisado u dhexeeya labada Waddan.

    Japan,ayaa waxay ka walaacsan dagaalka Ukraine.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.