Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ka dhigan yihiin Qodobada ay soo saareen Gudiga Puntland Ee khilaafka Dowlada Fadaraalka?
    Somalia

    Maxay ka dhigan yihiin Qodobada ay soo saareen Gudiga Puntland Ee khilaafka Dowlada Fadaraalka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qoraalkan wuxuu bilow ka yahay tabashooyinka Dowladda iyo Shacabka Puntland ay kala kulmeen Dowladda Dhexe ee Soomaliya.

    Tabashooyinkaas waxay isugu jiraan kuwo siyaasaddeed, dhaqaale, bulsho iyo wadatashi la’aan.

    Dowladda PL waxay qeyb weyn ka ahayd ka hortaggii damacii Md Farmaajo ee lagu badbaadiyey Dalka gaar ahaan Amniga Caasimadda.

    Shacabka iyo Dowladda Puntland sidii ay ugu hanweyned doorashada Md HSM loogama helin rogaalkii ay mudnaayeen reer Puntland.

    Waa fursad weyn in wadahadalaas si dhab ah looga tashto.

    Waxay si gaar ah fursad ugu tahay Md HSM oo midnimada siyaasadeed iyo wadajir ee dalka u dhaartay.

    Haddii dariiqa ciriiriga ah ee qabyaaladeysan, halka Xisbi ah ee uu hadda Kabaha u toshaday uu ku sii joogo,Puntland siyaasad iyo dhaqaaleba way ka maarmi doontaa..

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.