Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ka tiri weerararka Xamaas Dowlada Maraykanka?
    Somalia

    Maxay ka tiri weerararka Xamaas Dowlada Maraykanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

     

    Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Antony Blinken,ayaa booqday Israa’iil wuxuuna la qabtay Shir jaraa’id ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu.

    Netanyahu,ayaa umahadceliyay Blinken iyo Dowlada Maraykanka,waxuu kaloo sheegay Xamaas in loola dhaqmi doonaa sidii Isis.

    Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka,ayaa dhiniciisa Carrabka ku dhuftay in Xamaas ay dooneyso in ay burburiso Israa’iil.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    The United States is working to ensure Israel has everything it needs to defend itself and its people. pic.twitter.com/Et3n8TvXJO

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) October 12, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.