Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay kaga wada hadleen Maraykanka iyo Xasan Shiikh kulankooda Nayrobi?
    Somalia

    Maxay kaga wada hadleen Maraykanka iyo Xasan Shiikh kulankooda Nayrobi?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanku way la kulmeen Xasan iyo Kooxdiisa la socotay,kadib Shirkii Ruto.

    Kulankan ma dheerayn si hoosana looma guda gelin arimaha,waxaase lagu balamay in Xamar layskugu tago oo lagu dhamaystiro wada xaajoodka.

    Sidoo kale Maraykanku,waxay si hordhac ah ula kulmi doonaan Deni maalmaha soo socda,isla markaana ,waxay tagi doonaan Garowe.

    Dadaalka Maraykanku,waa in la xakameeyo khilaafka taagan oo xal loo helo Jamhuuriyada Somalida ee Sadexda uqaybsantay.

    Garowe,waxaa ka dhici doona kulan BC iyo PL ay uga wada hadli doonaan hanaanka wada shaqayneed ee ay yeelan doonaan.

    PL,waxaa udegan oo ay samaysatay qorshe horumarineed oo 5-Sano ah,kaasoo aad loo amaanay soona jiitay Deeq bixiyayaasha.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.