Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay kala soo kulantay Ergedii reer Sool Ee Deni la kulantay?
    Somalia

    Maxay kala soo kulantay Ergedii reer Sool Ee Deni la kulantay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddi ay Beelaha reer Sool usoo dirsadeen Bosaso,ayaa Caawa la kulmay Madaxweyne Deni.

    Kulankaas markay kasoo baxeen waxay sheegeen in ay niyad xumo kala soo noqdeen.

    “Waxuu xataa ka gaabsaday in uu caddeeyo taageeradiisa ama waxa ay kaga talagalayaan”Sida uu sheegay Oday kulanka fadhiyay.

    Gudiga reer Sool Dhaqaale ayay ku qorteen Beelaha reer Bari dhawaan Gacantooda soo geli doona.

    Sidoo kale Gudigii reer Sool ee tagay Mudug waxay heleen taageero dhaqaale oo gaaraysa Nus Milyan Dolar,taasoo kala bar lagu wareejiyay.

    Reer Sool hiil ayay ubaahan yihiin ee yaa lagu hallayn Denigaas ah “Ciil sokeeye”.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.