Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay kala yihiin kaydadka dabiiciga ah Ee PL ka samayn karto dhaqaale xoog badan?
    Puntland

    Maxay kala yihiin kaydadka dabiiciga ah Ee PL ka samayn karto dhaqaale xoog badan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 18, 2025Updated:October 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sanadkii tagay,waxaa PL laga dhoofshay Dahab qiimihiisu dhan yahay $150-Milyan.

    Dahabkaas ma ahayn mid sifaysan oo Dhagax,ayaa la socday,waana mida ka dhigtay raqiiska,hadii uu nadiif ahaan lahaa,wuxuu qiimihiisu noqon lahaa $1.5 Bilyan.

    Wasaarada Maaliyada PL,waxaa iga soo xarooday Canshuur ahaan $150-kun oo kaliya.

    Waa nasiibdaro xaqiiqdii,waase laga dabatagi karaa oo waxaa loo samayn karaa qorshe abuuri kara…..

    1.Canshuur badan.
    2.Shaqo abuur door ah.

    Isha dhaqaale si loo kiciyo,waxay ubaahan tahay Shir Macdanta ah oo Albaabadu uxiran yihiin kaliya socda Sadex Beri,isla markaana qorshaha kasoo baxa lagu dhaqaaqo fulintiisa.

    Puntland waxay leedahay kheyraad badan oo u baahan in laga faaiideysto…..

    1. Kalluunka.
    2. ⁠Dahabka.
    3. ⁠Xabag-Luubaan.

    Ilahan,waxay soo xareyn karaan Dhaqaale fara badan,haddii musuq-maasuqa laga saaro.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.