Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay kala yihiin Mashaariicda waa weyn ee lagu taageero Waxbarashada Puntland?
    Somalia

    Maxay kala yihiin Mashaariicda waa weyn ee lagu taageero Waxbarashada Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxay kala yihiin Mashaariicda waa weyn ee lagu taageero Waxbarashada Puntland…..

    1.Global Partnership Education oo ay fuliso UNICEF.

    2. Education Can not wait,oo ay fuliso SAVE the Children iyo Care.

    3: Waxbarashadu Waa Iftiin 7.5M ah oo ay fuliyaan CARE iyo Save.

    4. Mashruuca quudinta Dugsiyada oo ay ka faa’daystaan Arday badan iyo 116-Dugsi oo ku kala yaal 9-ka Gobol ee Puntland ayna fuliso WFP.

    5.Mashruuca World Bank ee loo yaqaan RCRF oo taageera 80% Gunnada 2117- Macallin oo kala jooga 9-ka Gobol ee Puntland ayna dawlada Puntland ku kabto 20%.

    5-taasaa ugu waa weyn uguna dhaqaale badan,waxaa jira Mashaariic yar-yar oo iyaguna socda.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.