Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay kala yihiin Xirmooyinka Shidaal Ee DFS siisay Shirkada Liberty?
    Somalia

    Maxay kala yihiin Xirmooyinka Shidaal Ee DFS siisay Shirkada Liberty?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 12, 2024Updated:March 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkada Liberty ee Maraykanka ah oo ay heshiis la gashay DFS,waxay sahmin Shidaal ku samaynaysaa Saddex Xirmo Shidaal oo dhanka Xeebta ah,kuwaas oo kala ah….

    1.Xirmada 131

    2.Xirmada 190.

    3.Xirmada 206.

     

    Xirmada 131?

    Sahmin horay loogu sameeyay;ayaa muujinaya in ay jirto rajo weyn oo laga qabo in aagan xeebta ah laga heli karo kheyraad badan oo shidaal ah.

    Xirmada 190?

    Waxay ku taal Dooxada Jubba-Lamu,waxaana horay loogu sameeyay Sahan,kaasoo muujinaya suurtagalnimada ah in halkaas loogu tago Saliid iyo Gaas sare oo aad u badan.

    Xirmada 206?

    Xirmadan 206,waxaa la barbardhigaa Xeebaha Namibia oo Shidaal fara badan oo laga helay.

    Xirmooyinkan,ayaa horey loo sahmiyay,waxaana jirta rajo weyn oo laga qabo in uu ku jiro Shidaal fara badan.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.