Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay kawada hadleen BC iyo GMS?
    Screenshot
    Puntland

    Maxay kawada hadleen BC iyo GMS?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 23, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BC,waxay ka codsatay GMS in aysan kala tagin oo ay fursad siiyaan ilaa Todobaad ay ku samaynayso ukala dabqaadid.

    BC,waxay la xiriiraysaa dhanka DF,waxayna isku dayaysaa in Shirku sii socdo.

    GMS,way aqbaleen codsigii BC,waana bixiyeen fursadii laga dalbaday oo wa ka jawaab sugayaan.

    Sida muuqata dhanka ay wax ka dhaqaaqi la’a yihiin,waa dhanka DF iyo Mw Xasan Shiikh.

    Waxaa guul siyaasadeed ah in BC iyo Somalida la tusay Xasan oo hada Indhuhu isaga kuwada jeedaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland oo ka hor timid jadwal usoo saaray Gudiga doorashada Ee Xasan Shiikh

    February 23, 2026

    Xaafiiska Qaramada Midoobey Ee Somaliya oo baaq udiray GMS iyo DF

    February 23, 2026

    GMS Oo ku dhawaaqay in uu burburay wadahadaladii ay la lahaayeen DF

    February 23, 2026
    Latest Posts

    Puntland oo ka hor timid jadwal usoo saaray Gudiga doorashada Ee Xasan Shiikh

    Xaafiiska Qaramada Midoobey Ee Somaliya oo baaq udiray GMS iyo DF

    Maxay kawada hadleen BC iyo GMS?

    GMS Oo ku dhawaaqay in uu burburay wadahadaladii ay la lahaayeen DF

    Maraykanka oo dhinacyada Somalida ku cadaadinaya sii wadida wadaxaajoodka

    Warbixin: Saadaasha Roobka Gu’ga (MAM 2026) – Puntland

    Faallo:-Doorashada DG ma mudan yihiin in ay caqabad ku noqdaan wada hadalada GMS iyo DFS?

    Wada xaajoodkii GMS iyo DF Ee Mustaqbalkaoo lagu soo kala kacay

    Mw Deni iyo Bulshada Beesha Hawiye oo iswaraystay

    Doodaha Laba dhinac Ee DFS iyo GMS halka ay kala taagan yihiin

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.