Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay kawada hadleen Beesha Caalamka iyo Axmed Madoobe?
    Somalia

    Maxay kawada hadleen Beesha Caalamka iyo Axmed Madoobe?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Beesha Caalamka Maanta ayay la xiriirtay Madaxweyne Axmed Madoobe.

    Xiriirkaas,waxa uu ku saabsanaa in ay ka waraysato dagaalkii Raaskanbooni dhankiisa.

    Si fiican,ayuu ugu waramay oo waxa uu usheegay…..

    “Dagaalkaas in uu ahaa Inqilaab iyo weerar DFS kusoo qaaday oo ay ku khasbanaayeen in ay iska difaacaan,isla markaana Ciidankii lasoo adeegsaday intii Gacantooda soo gashay ay dib ugu celiyeen Xamar,wixii danbana ay celin doonaan”.

    BC oo qanacsan,ayaa Axmed kasoo dhamaysatay,waxayna ballan ka samaysteen Xasan si ay dhankiisa uwaraystaan.

    Caalamku,waxa uu doonayaa wixii dhacay masuuliyadeeda cid qaadata ama ay xog uruurintooda ku helaan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.