Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»UK Oo Saldhig Milleteri ka dhisanaysa Magaalada Bosaso
    Puntland

    UK Oo Saldhig Milleteri ka dhisanaysa Magaalada Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 9, 2025Updated:October 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulanka PL & UK,wuxuu kusoo idlaaday guul,waxaana lagu gaaray is afgarad,iyadoo laysla qaatay…..

    1. Xoojinta Nabadda Ceerigaabo.
    2. Dardargelinta dagaalka ka dhanka argagixisada si gaar ah AS.
    3. Inay helaan Saldhig Ciidan oo Boosaso ah iyo bilaabida soo celinta tababarka ay siyaan Ciidanka Puntland.
    4. Gaarsiinta gargaarka iyo mashaariicda Puntland.
    5. Inay UK Puntland ka taageerto miisaniyadda oo Puntland samayso Sanduuq dhaqaale oo transparency ah oo ay wada xisaabiyaan Puntland donors si gaar ah midowga Yurub iyo UK.
    6. Xalaadda Somaliya si gaar ah doorashada madaxweynaha DFS oo laga yeesho ujeedo cad si ay uga wada hadlaaan Puntland Iyo DFS.
    7. UK waxay boggaadisay heshiisiinkii Nayrobi ee SL & PL.
    8. In Puntland laga taageero la-dagaalanka argagixisada iyo dhismaha Hay’adda la-dagaalanka argagixisada oo UK ka qayb qaadato tababarka,Gaadiid,Rasaasta iyo miisaaniyada.
    9. In Ciidanka UK ay Saldhig u gaar ah ka helaan Garoonka Boosaaso oo ay dhistaan una ahaado goob u gaar ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.