Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay kawada hadleen Puntland iyo Beesha Caalamka?
    Somalia

    Maxay kawada hadleen Puntland iyo Beesha Caalamka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 21, 2023Updated:March 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii BC iyo Puntland,waxuu kusoo idlaaday isfahan buuxa.

    Waxuu ahaa kulan hordhac ah oo laysku xog waraysanayay,si gaar ah PL ay ku gudbinaysay halka ay ka taagan tahay khilaafka jira.

    Arimaha la dul istaagay,ayaa kala ah…

    1.Dayn cafinta.
    2.Dimuqraadiyaynta.
    3.Dagaalka argagixisada.
    4.Dagaalka LC.
    5.Mashaariicda horumarineed.

    Kulankan hordhaca,waxuu gogol xaar unoqday kulan weyne ka balaaran oo ka dhici doona Garowe oo ay ku kulmi doonaan BC iyo Puntland markale.

    Dowlada Puntland,ayaa shaacin doonta xiliga kulankaasi qabsoomayo.

    Dhankeeda Beesha caalamku waxay ku boorisay guud ahaan Somalida in aan lakala tagin oo lasii wado Geedi socodka dhismaha Dowladnimada Somaliya.

    Si gaar ah BC waxay ku dhiirigelisay Puntland in doorkeeda hogaamineed ee Dowlad dhiska Somaliya ay sii wado.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.