Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay kawada hadleen Swan iyo Cirro?
    Somalia

    Maxay kawada hadleen Swan iyo Cirro?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 11, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida aan xogta ku helay Cirro, wuxu udhiibay Swan fariin Nabadeed iyo in uu diyaar uyahay wada Shaqayn amni cid walba oo ay qusayso xasiloonida Gobolllada Sool iyo Sanaag.

    Wakiilka QM,ayaa soo dhaweeyay fariintaas,waxaana ay ubadan tahay in QM fududayso ka Shaqaynta Nabadaas.

    Waa muhiim in xasilooni loo helo Labadan Gobol ee Sool iyo Sanaag oo laga wada Shaqeeyo….

    1.Daminta colaadaha Qabaa’ilka.
    2.La dagaallanka argagixisada.
    3.Dib ufurida Ganacsiga.

    Cirro,waa degan yahay,waana talo qaataa,waxa uuna fahansan yahay Diblomaasiyada in uu wax badan ku gaari karo.

    J

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.