Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay kawada hadleen Xasan Sh iyo Agaasimaha CIA?
    Somalia

    Maxay kawada hadleen Xasan Sh iyo Agaasimaha CIA?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

     

    1. Xoojinta Dagaalka Shabaab iyo Daacish.

    2.Wada xaajood Siyaasada iyo Amniga Gobolka.

    3.Fariin(Maraykanku,wuxuu garabsiinayaa Somaliya,khilaafka Itoobiya).

    4.Wanaajinta xiriirka Kenya iyo Somaliya.

    5.CIA oo tababaraysa Saraakiil Sirdoon oo Somali ah.

    Koboca Dowladnimada Somaliya,markan Maraykanku,waa danaynayaa,isagaana baritaaraya….

    B.Dayn cafintii Maraykanka,ayaa fududeeyay.

    T.Qaadistii Cunaqabataynta Maraykanka,ayaa ogolaaday.

    J.Xaafiiska Siyaasada QM soo afjaridiisa Maraykanka,ayaa riixaya.

    X.Loolanka Itoobiya Maraykanka,ayaa Somalida ugu hiiliyay Dibomaasiyada.

    Kh.Baarista Shidaalka ee Turkigu wado Maraykanka,ayaa fasaxay.

    D.SL in aysan aqoonsi helin,waxaa si cad uhortaagan Maraykanka.

    Maraykanku Somaliya,waa uga adkaaday Ruush iyo Shiine,waxayna si buuxda ugashay Gacantiisa,taasoo Somalida u ah fursad ay ku dhisan karaan Qarankooda.
    ⁠

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.