Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay kawada hadleen Xasan Shiikh iyo Sh.Shariif?
    Somalia

    Maxay kawada hadleen Xasan Shiikh iyo Sh.Shariif?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 5, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laba Qodob,ayuu kala hadlay Sh.Shariif marka laga soo tago inta guud ee ah…..

    B.In uu diyaar uyahay Shirweyne badbaado.

    Labadaba Qodob ee qarsoon ee Xasan uu kala hadlay Sh.Shariif,waxay kala yihiin…..

    B.In uusan Kursiga Villa Somaliya dhaafin Beeshooda hoose.

    T.In uu isaga dhisayo oo uu ka rabo dhankiisa in aan wax danbe loosoo raacan.

    Tan iyo intii ay soo yeertay dhawaaqa aqoonsi ee Israa’iil ay siisay SL Xasan lama kulmin siyaasi beeshiisa aan ahayn.

    Xalay markii uu aaday Sh.Shariif,waa awooday in uu sii maro Farmaajo iyo Cabdixaashi,balse ma rabo oo Qabyaalada,aragti gaabnida iyo fahan xumada Dowladnimo ee ku jirta,ayaa udiidaysa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dib U Eegista Dastuurka yaa awood uleh in ay fuliso?

    March 4, 2026

    Puntland oo canbaaraysay Afduubka lagula kacay Lataliye ka tirsan Madaxtooyada PL

    March 4, 2026

    Madaxweyne Trump oo si adag udhaleeceeyay Rw Uk

    March 3, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dib U Eegista Dastuurka yaa awood uleh in ay fuliso?

    Puntland oo canbaaraysay Afduubka lagula kacay Lataliye ka tirsan Madaxtooyada PL

    Madaxweyne Trump oo si adag udhaleeceeyay Rw Uk

    Puntland:-War-murtiyeedka Shirkii Wadatashiga Puntland (02 March 2026

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka-Israa’iil iyo Iran?

    Wakiilka QM,wuxuu gaarsiiyay Aadan Madoobe Warqad ka socotay BC .

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil?

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka/Israa’iil iyo Iran

    Xasan Shiikh oo hawada ka celiyay diyaaradii siday Xildhibaanada PL ku matalayay Baarlamaanka

    Madaxweynaha PL oo wadatashi ugu yeeray Xildhibaanada Labada Aqal Baarlamaanka Fadaraalka ku matala PL

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.