Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ku heshiiyeen Farmaajo iyo Muuse Biixi
    Somalia

    Maxay ku heshiiyeen Farmaajo iyo Muuse Biixi

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 12, 2020Updated:February 12, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muuse Biixi iyo Farmaajo,ayaa ku kulmay gudaha Xaafiiska Ra’isalwasaaraha itoobiya Attoo Abiye.

    Kulanka,ayaa qaatay mudo 40-daqiiqo ilaa hal saac ah,sida ay xaqiijisay idaacada VOA laanteeda Afka Somaliga.

    Xogaha laga helayo Qodobadii ay uga wada xaajoodeen Shirkii Galabta Muuse Biixi iyo Farmaajo,ayaa waxaa ka mid ahaa..

    1. In aan arinta Sool lagala hadlin Somaliland oo ay sidaa ku ahaadaan,Mustaqbalka Marka qodabkaasi Yimaado ay Ciidamada Itoobiya lagu Wareejiyo.
    2. Arrinta Wada hadalada in aan lagu Soo dari Karin Dhinaca Soomaaliya Siyaasiyiinta Gobolada Sool iyo Sanaag.
    3. In Wada hadalada laga Wareejiyo Turkiga Oo wadamo gaar ah ee Africanka ah la wareegaan.
    4. In Wada hadaladan lagu Soo dhameeyo Muda gaaban oo Sanadka ah 2020-ka.
    5. In heshiiskii Dawladii Xassan Shiikh sidii hore loo daayo oo wixii hore halkii laga sii anba qaado.

    Waxaa xusid mudan in waftigii Farmaajo la socday caawa dib loogu ceshay Muqdisho.

    Ujeedka celinta waftiga,ayaa lagu sheegay si aysan waxba uga ogaan wada xaajoodka.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.