Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ku sakaysan tahay booqashada Xasan Shiikh Ee Yurub?
    Somalia

    Maxay ku sakaysan tahay booqashada Xasan Shiikh Ee Yurub?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Somaliya,ayaa booqasho uga bilaabatay Qaarada Yurub,gaar ahaan Brusels iyo London.

    Booqashada Madaxweynaha,ayaa ku salaysan heshiisyo uu lasoo galayo Midiwga Yurub iyo UK.

    Midowga Yurub,waxuu Somaliya la saxiixanayaa heshiis wax wada qabsi oo ay ku taageerayaan hay’adaha amaanka Somaliya.

    Hadafku,waa in Midowga Yurub taageero ka gaysto dhismaha Ciidamada Somaliya,isla markaana ka taageero dhanka Miisaaniyada,si loo soo afjaro joogista Ciidamada ATMIS.

    Sidoo kale MW Xasan,waxuu tagayaa London,waxuuna halkaas kula saxiixan doono Dowlada UK heshiis is fahan ah oo amaanka ah.

    Ingiriisku,waa Dowlada Gacanta ku haysa Qalinka Somaliya xilligan.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1717344952500244716?t=_ENnD4L2RWlCv18GHvPFYg&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.