Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ku salaysan tahay booqashada weftiga Imaaraatiga Ee Muqdisho?
    Somalia

    Maxay ku salaysan tahay booqashada weftiga Imaaraatiga Ee Muqdisho?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Socdaalka W.Dowlaha arimaha Dibada Wadanka Imaaraadka Carabta ee Muqdisho soo gaaray,wuxuu ku salaysnaa umuujin Taageero DFS.

    Wuxuu ahaa socdaal niyad dhisid iyo taageero umuujin ah,kadib Qaraxii isku dayga dilka ahaa ee MW Xasan Shiikh ka badbaaday.

    Waxaa jira Dhaqaale aan buurnayn oo kabid Miisaaniyadeed ah oo ay Imaaraadku ufasaxeen DFS.

    Marka laga soo tago booqashadan niyad dhiska ah lama filayo Imaaraadku in si buuxda ugarabgalo Xasan Shiikh.

    Imaaraadku,waxa uu xiriir wanaagsan la leeyahay ….

    1.PL.
    2.SL
    3.JL.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.