Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ku salaysan tahay booqashada Xasan Shiikh Ee Eretereya?
    Somalia

    Maxay ku salaysan tahay booqashada Xasan Shiikh Ee Eretereya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safarka Deg-dega ah ee uu ku tagey Eretareya maahan mid horay loosii qorsheeyay,waana mid ku saabsan sidii uu uuga hortagi lahaa Odaygu warbixin qolada mucaaradka ah soo wado oo maal mahan diyaarinteeda ay ku jireen.

    Warbixintaas oo ku saabsan halkay ku danbeeyeen Ciidankii lagu soo tababaray Dalka Eretereya oo markii hore lagu sheegay 5000-Askari,balse hada ay ka joogaan wax kayar 600-Askari intii kalena meel ay jaan iyo cirib dhigeen aan la aqoon.

    Kala tagista Ciidankaas,ayaa loo sababeeyay mushaar iyo Saad la’aan ay kaliftay Dowlada Xasan hogaamiyo.

    Mucaaradka,ayaa ku eedeeyay Xasan in uu Ciidankaas wax kalsooniya ku qabin una yaqaan Ciidan gaar loo leeyahay taas badalkeedana uu Mushaarkii iyo Saadkii ka goosto si ay ukala tagaan.

    Ma’ahan wax la qariibsan karo in Xasan keeno Muqdisho Ciidan ka socda Wadanka Ereteriya,inkastoo aan la hubin sida Ciidankaas Mushaar kooda ay ubixinayaan Wadamada Midowga Yurub.

    Xasan Shiikh,ayaa aaminsan in dagaalka Shabaab ay Midowga Yurub iyo Guud ahaan Beesha Caalamku ka gaabiyeen dhaqaalihii iyo Saadkii laga filayay taas badalkeedana Xukuumadiisa cadaadis ku saarayaan in Ciidanka Atmis Dalka Somaliya laga saaro xili dagaal lagula jiro.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.