“Igu soo wareejiya Maxaabiista si aan SL ula furo wada hadal”Ayuu ka yiri Xoghaye Xamse Reer LC.
Iyagoo yaaban,ayay reer LC ugu jawaabeen…
” Maxaabiista in aan bixino,waxaa ka horeeya in ay na aqoonsadaan”.
Xoghaye.Xamse,ayaa ku celiyay ….” Igu sharfa oo wax iga siiya Maxaabiista”.
Hadalka Xoghaye Xamse iyo kii Xasan jeediyay,waxay muujiyeen in SL loo Shaqaynayo.
Halkii laga sugayay Cir ayay Ceeriyaamo ka timid.
Ruwaayadihii Xamsaa noo wada Aqoonsi DG,waxay kusoo dhamaatay SL ,ayaan wada hadal idin furayaa.