Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay la wadaageen Garaadada Sool Gudiga QM?
    Somalia

    Maxay la wadaageen Garaadada Sool Gudiga QM?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 14, 2023Updated:March 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weftigii Golaha amaanka QM ee xaqiiqo raadinta ahaa,waxay kula kulmeen Caasimada PL ee Garowe Garaadada Beesha Dhulbahante.

    Garaadadu waxay ka hadleen Gudiga xaqiiqo raadinta ah Lix Qodob oo kala ah…

    1. Taariikhda Dhulbahante.
    2. Daraawiish.
    3. Doorka xornimada ee Dhulbahante.
    4. SL in aysan qeyb ka ahayn.
    5. Dhibkii dhacay oo SL dusha ka saareen.
    6. Magaca siyaasadda SSC-Khatumo.

    Gudiga oo qorshahoodu ahaa in ay tagaan Laascaanood ayaysan usuuroobin maadaama dagaalku weli socdo.

    Sidan oo kale Gudi xaqiiqo raadin ah ayay Qaramada Midoobey udirtay Hargaysa si ay wax uga soo waydiiyaan xasuuqa dhankooda maamulka SNM ee Muuse Biixi.

    Kulamadan kadib Golaha amaanka ee QM,ayaa ufariisan doona dood ku aadan xaalka LC bishan dabayaaqadeeda soona saari doona go’aamo.

    Rajo fiican,ayaa laga qabaa in BC garab istaagto shacabka la xasuuqay ee reer LC.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.