Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?
    Somalia

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hadalkan,wuxuu hoosta ka xariiqayaa Shan arimood oo kala ah…..

    1.In colaada Dhulka Beesha Harti PL ay ka go’do oo ay xaqiiqsadeen kuwa inkirayay.

      2.In Nabada Dhulka Beesha Harti PL ay ka go’do oo ay xaqiiqsadeen kuwii inkirayay.

      3.In SL cida dagaalka uga saartay LC ay tahay PL.

      4.In Ceerigaabo Nabadeeda cida la fariisisay SL ay tahay PL.

      5.Ka hor imaanshaha Xasan ee LC hadiiba ay dhacdo in Shirka Ceerigaabo qabsoomo,waa dhaqaaq weyn oo macno tiraya imaanshiisa,isla markaana waxba kama jiraan ka dhigay,wixii uu ka waday Magaaladaas.

      Loolanka,waxaa ka macno badan isqaadashada sida maanta muuqata oo marka la isbarbardhigo wixii Goojacade ka dhacay oo ay PL&SL ku loolameen iyo Ceerigaabo oo ay wada shaqeeyeen.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

      February 7, 2026

      Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

      February 7, 2026

      Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

      February 7, 2026
      Latest Posts

      Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

      Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

      Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

      Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

      Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

      Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

      Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

      GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

      Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

      Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.