Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay Somaliya uga faa’iidaysan kartaa booska Waare loo magacaabay?
    Somalia

    Maxay Somaliya uga faa’iidaysan kartaa booska Waare loo magacaabay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Booskan oo ah mid dhawaan la sameeyay horayna aan uga jirin Ururka dhexdiisa,ayaa Somaliya ka caawin doona in ay ka dhex muuqato Siyaasadda Ururada Gobolka iyo caalamka oo idil.

    Ku xigeenka Xogeeyaha ururka IGAD waxaa uu carabka ku adkeeyay in kursigaan uu noqon doon mid lagu raadiyo danaha Soomaaliya iyo wax ka qabashada dhibaatooyinka dhaqaale iyo amni ee ka jira Soomaaliya.

    Arrimo dhawr ah,ayay Somaliya uga faa’idaysan kartaa booskan,kuwaasoo laga xusi karo…

    1.In diiradda lagu saaro fursad u raadinta Somaliya ee dalalka Gobolka iyo caalamka..

    2.Dagaalka Dowladdu ay kula jirto argagixisada.

    3.Xasilinta amniga guud iyo Dowlad dhiska Somaliya ee socda.

    Muddo xileedka booskan,ayaa ah muddo Afar sano ah, in kasta oo loo cusbooneynsiin karo masuulka markaas ku fadhiya marka uu wakhtigiisu dhamaado.

    Waare waxa uu sheegay in Madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud uu u gartay in loo magacaabo booska, maadama uu leeyahay khibrada sare,ayna la qaateen Dowladaha kale ee Ururka kula jira.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.