Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay danaha Siyaasadeed iyo Milleteri Ee Somaliya ka leedahay Masar?
    Somalia

    Maxay tahay danaha Siyaasadeed iyo Milleteri Ee Somaliya ka leedahay Masar?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliya maxay ka rabtaa Masar?

    1.Somaliya loolanka Itoobiya in ay garab uhesho waa umuhiim.

    2.Somaliya dib udhiska Wadanka in ay uhesho Garab,waa muhiim.

    3.Somaliya Dowlad dhiska in ay uhesho taageero,waa muhiim.

    Dhan walba marka laga eego xiriirka Masar iyo Somaliya mahan khatar ee waa fursad.

    Balse,waxaa lagama maarmaan ah in la helo Dhowr arimood si aan loo khasaarin ama uusan unoqon mid Masar kaliya ka faa’ido oo aan lagu danaysan Somalida….

    1.Midnimo Somaliyed.
    2.Wada shaqayn Somaliyed.
    3.Talo Somaliyed.
    4.Fursadaha oo Midnimo lagu wadaago.

    Xasan Sh sida uu haatan ku maamulayo Maamulka mahan mid ubabac dhigi kara Siyaasadahan khatartooda leh ee lidka isku ah.

    Hal Qof aragtidiis,Shaqadiis iyo Xog ogaalnimadiis Wadan laguma hogaamin karo.

    Hadaan Xasan wax ka badalin hogaamintiisa oo ugu yaraan hay’adaha Dastuuriga ah ee Maamulka uusan talada wax ka siin oo uusan noolayn fursadahan,waxay ku noqonayaan khataro sii burbursha.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.