Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay fariinta ay dirayso dilka Talyihii Guutada 14-ka Oktoobar?
    Somalia

    Maxay tahay fariinta ay dirayso dilka Talyihii Guutada 14-ka Oktoobar?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Talyaha la toogtay,waxaa lagu magacaabi jiray Nuur Farey,waxa uuna ahaa Sarkaal firfircoon,isla markiiba,waa la toogtay Nabadiidkii isku dhex qariyay Askarta ee Toogtay.

    Guutada 14-ka Oktoobar,waa Guuto utaagan xasuusta xasuuqii darnaa ee Soobe,waana Guuto Ciidan macno leh ka kooban oo loogu talagalay in ay ka jawaab celiso weerarada Nabadiidka ee culus.

    Toogashada Talyihii Guutada 14-ka Oktoobar,waa fariin Nabadiidku dirayo.

    In Sarkaal darajadiisu sarayso sidaa fudud loo toogto,waxay muujinaysaa sida Nabadiidku awood ugu dhex leeyihiin Ciidamada.

    Waa fariin niyad jabinaysa Saraakiisha,Ciidanka iyo hawlgalka iska caabinta Nabadiidka.

    Waxay keenaysaa in Madaxda Sare aysan ku dhiiran dhiirigelinta Ciidamada mar danbe.

    In Guutadii utaagnayd xasuuqii Soobe la xasuuqo hogaaminteedii,waxay Nabadiidka uga dhigan tahay Guul weyn.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.