Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay sababta hay’ada Save looga saaray Puntland?
    Somalia

    Maxay tahay sababta hay’ada Save looga saaray Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Save,waxaa si Dadban udhex degan oo maamusha Aaran-jaan,waana sababta looga joojiyay Shaqadeedii Puntland.

    Ku xigeenka guud ee Somaliya,waa Agaasimihii hore ee Madaxtooyada PL Ninka lagu magacaabo Ina Cabdi Ladiif,waxaana Deni ugeeyay Maxamuud Shido markay isla socdeen.

    Madaxa PL,waxaa ahaa Xaange oo waxaa gaystay Maxamuud Shido,markuu Wasiirka ka dhigayna,waxaa lagu badalay Adeec oo Maxamuud Abti uyahay.

    Adeega Gaadiidka,waxaa qaata Abshir Darbo oo Maxamuud Shido ku daaban yahay.

    Qandaraasyada oo dhan,waxaa la siiyaa Shirkado Maxamuud leeyahay.

    Deni waa la socday xogta Save oo waagii lawada socday,waxay ahayd meelihii laga helay Lacagtii Deni lagu dhistay oo calaa Shaqaale hoose Lacag baa lagu qoray.

    Save,waxay maamushaa dhaqaale gaaraya Sanadkii $30-Milyan oo PL ah,waxaana hada jira $17-Milyan oo Waxbarashada la gelinayo,waana midaas mida Deni taakada saaray oo uu rabo in uu uga badasho in ay ka joojiyaan Olalaha Kursi doonka,waxuuna Ciyaartiiba gaarsiiyay guud ahaan Shaqadii PL ay ka hayeen in la hakiyo.

    Dowladu,waxay haysaa cadaymo cad oo ku saabsan sababta ay Shaqada uga joojisay marka wefti sare yimaado,waxaana ku filan in ay soo bandhigto ku milanka Siyaasada ee Shaqaalaha Hay’ada.

    Aaran waa in ay kala doortaan $30-ka Milyan ee Save iyo Kursiga Villa Garowe kan xasilka u ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.