Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay sababta Imaaraadku utaageeray Musharaxnimada Gaas?
    Somalia

    Maxay tahay sababta Imaaraadku utaageeray Musharaxnimada Gaas?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markale in uu yahay Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Gaas,waxaa muujinaya saadaashaas hogaamintiisa xilligan.

    Musharaxiinta hada hor fadhiya qaar badan oo ka mid ah waxay noqon doonaan Wasiirada Dowlada cusub ee 8-Janaayo.

    Deni,waa Madaxweyne hore sida muuqata oo taariikhda galay.

    Dowlada Imaaraadka oo u ahayd taageero adag,waxay markan la sintay Gaas oo sida xoguhu sheegayaan waxaa lasoo wada siiyay dhaqaale isku mid ah isaga iyo Gaas.

    Qorshe walba oo uu iskugu dayo in uu kusoo laabto ma’ahan mid usoconaya oo xataa Xildhibaanada sida saxda ah ay ugu soo saxiixeen Isimada,ayaan Cod siinayn.

    Xildhibaanku,waxa uu rabo waa Laba Qodob…

    1.Xurmo iyo wax wada dhisasho.
    2.Dhaqaale.

    MW Deni Dhaqaale waa hayaa lkn xurmo iyo waxa wada lahaansho ma agtaal,waxaana la hubaa hadii Jaamac Dabaraani oo Afhayeenkiisa ah Xildhibaan looga dhigo in uusan Cod siinayn,sababtoo ah Dadka, waxa uu ula dhaqmaa sidii Boqortooyadii.

    Tusaale,waxaa loosoo qaadan karaa Ciidankii Madaxtooyada oo ka gadooday Eex iyo kala fadilid,iyadoo kuwa ay isku haybta hoose yihiin MW Deni unool yihiin sidii Boqortooyadii.

    Waxaa kaloo muuqata rabitaan Bulsho oo ay Dadku aad ugu boholyoobeen Dabeecadihii Gaas ee dabacsanaanta iyo wada noolaanshaha.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.