Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay sababta Itoobiya digniinta uga bixisay Musharaxnimada Aadan Sh.Doon?
    Somalia

    Maxay tahay sababta Itoobiya digniinta uga bixisay Musharaxnimada Aadan Sh.Doon?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wardoonka Itoobiya,ayaa fariin digniin ah ka keenay Musharaxnimada Aadan Sh.Doon.

    Warqada digniinta ah waxay soo gaartay Madaxtooyada Puntland.

    Sidoo kale waxay Warqadu gaartay Musharax Aadan Sh.Doon,sida ay ii xaqiijiyeen Saraakiil ka mid ah Qunsuliyada.

    Itoobiya,waxay ka walwal qabtaa in uu hogaanka Puntland qabto Nin aad u aaminsan fikrada Xagjirnimada oo waliba tuhumo waa weyn ay sheegayaan xiriir kala dhaxeeya kooxaha Nabadiidka.

    Wardoonka Itoobiya,waxuu wakiil ka yahay oo si dadban umatalaa Wardoomada R.Galbeedka lamana fududaysan karo walaacooda.

    Aadan Warqadan,waxay ku noqotay waxyeello weyn oo soo gaartay Olalihiisa,kaasoo haatanba nuxuusiyay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.