Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay sababta loogu yeeray Labada Aqal Ee Baarlamaanka Fadaraalka?
    Somalia

    Maxay tahay sababta loogu yeeray Labada Aqal Ee Baarlamaanka Fadaraalka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Iyadoo ay Puntland cadaysay in hadii Dastuurka KMG ah ee Fadaraalka waxkabadal lagu sameeyo aan laysla ogolayn uusan qusayn,ayay hadana DFS sii wadaa qorshaheedii badalida Dastuurka.

    Maalinka Berri foog ah,ayaa loo yeeray Xildhibaanada iyo Seneterada Labada Aqal si loogu qaybiyo Nuqulkii ugu danbeeyay ee badalida Dastuurka.

    Maalinka Sabtida ah,ayaa la filayaa in Cod loo qaado badalida Dastuurka sida wararku sheegayaan.

    Waa qar iska xoornimo khatar ku ah Geedi socodka dhismaha Dowladnimo iyo soo kabashadii  Sanadihii udanbeeyay DFS.

     

    Xildhibaanada Sharafta leh,

    Barri oo Khamiis ah taariikhduna tahay 28.03.2024, waxaa jira kulan Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

    Ajendaha:

    Dib u eegista Dastuurka

    Marxaladda 3aad

    A) Qeybinta Nuqulka kama danbeysta ee Soo jeedimaha Wax-ka badalka dastuurka (Cutubka 1aad ilaa 4aad )

    B) Warbixinta Guddiga dib u eegista iyo La socodka dastuurka

    Goobta: Villa Hargeisa.
    Wakhtiga – 9:00 subaxnimo.
    Mahadsanidiin

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.