Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay sababta Trump ugu deg-degayo Canshuurta uu saarayo Sadexda Wadan?
    Somalia

    Maxay tahay sababta Trump ugu deg-degayo Canshuurta uu saarayo Sadexda Wadan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxay tahay sababta Trump ugu deg-degayo Canshuurta uu saarayo Wadamada Canada,Mexico iyo Shiinaha?

    Hadafkiisu,waa cad yahay,waa danta Maraykanka oo ah….

    1.In wax soo saarka Maraykanka Dadku iibsadaan.

    2.In Shirkadaha gudaha Maraykanka ku leh Warshadaha iyo Xarumaha wax soosaarkooda mudnaanta helaan,kuwaasoo iskugu jira Maraykan iyo kuwa caalamiya.

    3.In Shaqo abuur la helo oo Suuqa Shaqada Maraykanku noqdo mid aan walwal laga qabin.

    Maraykanka Canshuur soo rogidan wax culays ah oo uga soo laabanayaa majiro,sababtoo ah waxa uu udhoofiyo Wadamadaas oo aad uyar,waxayna ka yihiin GDP-giisa 2.7%.

    Halka Wadamadaas waxa ay dhoofiyaan intiisa badan ay usoo dhoofiyaan Maraykanka,waxaana tusaale loosoo qaadan karaa…

    B.Canada 76% wax dhoofinteeda,waxay usoo dhoofisaa Suuqyada Maraykanka,waxaana GDP-geeda ka yahay 19%.

    T.Mexcico,78% wax soo dhoofinteeda,waxay usoo dhoofisaa Maraykanka,wuxuuna GDP-geeda ka yahay 37% .

    Talaabadan,waxay Dhaqaalaha Maraykanka ka dhigaysaa mid xoog badan mar walba.

    Trump Xisaabtu kama khaldana.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.