Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay sababta Xasan ugu diray Sanbalooshe Itoobiyaanka?
    Somalia

    Maxay tahay sababta Xasan ugu diray Sanbalooshe Itoobiyaanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh,ayaa udiray Tayihiisa Sirdoonka Sanbalooshe Imaaraadka Carabta.

    Ujeedka Xasan udiray Sanbalooshe,ayaa ah in uu kula kulmo halkaas Saraakiil Itoobiyaan ah.

    Itoobiyaanka,ayaa codsaday kulankan,waxayna usoo dhiibeen fariin oranaysa in ONLF uu cadaadis ku saaro ka qaybgalka Shirka Wadatashiga Qaran ee Itoobiya iyo soo celinta Wada Shaqaynta Dowlada Itoobiya.

    Halka Xasan dhankiisana usoo dhiibay Sanbalooshe fariin oranaysa,toobiyaanka in ay kala Shaqeeyaan Axmed Madoobe in uu kusoo laabto Shirka Muqdisho Bishan 26-keeda.

    Waxaa la yaab lehoin Xasan xiriir wada Shaqayneed la leeyahay Itoobiyaanka,iyadoo xaalka Labada Wadan meel adag marayo.

    Sida Dad badan qabaan isdaadraacintiisii hore ee uu islahaa Itoobiyaanka la samayso xiriir wanaagsan si aad Somalida ugu cadaadiso,ayay Sir kaga qabteen.

    Xasan iyo Itoobiyaanka xiriirka dhexmaray,waxa uu gaarsiisan yahay heer markii Xamse uu Magacaabay uu kala tashto oo ay kula heshiiyeen in uu koobo awoodiisa oo kulamada qaar ee caalamiga ah uusan tagi karin,dalabyadaas oo Xasan aqbalay.

    Waa wax la yaab leh in Xasan Shacabka Somalida umuujiyo la dirir Itoobiyaan iyo in uu Talyihiisa Nisa udiro Imaaraadka kulana kulmo Saraakiil Itoobiyaan ah oo ay isdhaafsadaan Shaqooyin la qabanayo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.