Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay shuruuda Midowga Yurub Ee maalgelinta hawlgalka cusub Ee Somaliya?
    Somalia

    Maxay tahay shuruuda Midowga Yurub Ee maalgelinta hawlgalka cusub Ee Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Midowga Yurub,waxay bixinayaan kala bar Dhaqaalaha ku baxaya 12-ka Kun ee Askri ee fulinaya hawlgalka cusub Somaliya 2025.

    Kulanka Xasan Sh iyo Joseph,waxa uu daarnaa Laba Qodob oo kala ah….

    1.In Midowga Yurub uxaqiijiyo DFS in ay hayaan Lacagta ku baxaysa 6000 Askari oo qayb ka ah hawlgalka.

    2.In Shuruud ay jirto,taasoo ah in xiisada Itoobiya iyo Somaliya hoos loo dhigo oo la dajiyo.

    “Midowga Yurub way kasoo horjeedaan sida qaawan ee ay udhaqantay Itoobiya,wayna ka garaabayaan habka ay Badda ku raadinayso in ay Wado khaldan tahay balse xaalka in la qaboojiyo,ayaan codsanaynaa”Ayuu yiri Joseph.

    Sida muuqata Lacagta Midowga Yurub,waxaa ku xiran shuruud ah in aan Itoobiya aad loo fogayn oo Gobolka deganaanshiisa la dhowro.

     

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.