Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay ujeedada ka danbaysa ID CARD-KA Xasan daahfuray?
    Somalia

    Maxay tahay ujeedada ka danbaysa ID CARD-KA Xasan daahfuray?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliya ma gaarin xili ay wada samaysato Aqoonsi Qaran oo lagu midaysan yahay,waxaana ka horaysa in Dastuurka la Qabyo tiro oo laga heshiiyo.

    Inta ka horaysa DG walba,waxuu leeyahay Aqoonsi ugaar ah sida Puntland oo 2010 samaysatay.

    Sidoo kale Gobolka Banaadir,wuxuu samaysan karaa Aqoonsi ugaar ah. (Banaadir ID Card).

    Haatan Mashruucan Xasan daahfuray,waa mid lagu helayo Dhaqaale ka kala imaanaya..

    1.Maalgelin Baanka Aduunku ku samaynayo Mashruucan.

    2.Dadka qaadanaya oo Lacag laga qaadayo.

    3.Dayn Cafinta Shuruudaha ku xiran oo ay ka mid tahay in uu jiro Aqoonsi Qaran.

    Su’aasha iswaydiinta mudan,ayaa waxay tahay…

    Xasan oo qadiyadiisa lawada og yahay ku Aadan Somalinimada iyo Somalida Xuduudaha Gumaystuhu jeexay ku nool malagu aamini karaa arinkan?

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.