Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay ujeedada Maraykanku urabo joojinta dagaalka Ukrain?
    Somalia

    Maxay tahay ujeedada Maraykanku urabo joojinta dagaalka Ukrain?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Go’aanka Trump ee Nabada Ukrain,waxa uu ku fadhiyaa Laba aragti oo macno uleh Cadaanka iyo Maraykanka….

    1.Colaada Ruushka iyo Ukrain,waxaa ku jabaya Dadka iyo Dhaqaalaha Qofka Cadaanka ah.

    2.Yurub haday Ruush ka adkaato,waxay ka xaroobaysaa Maraykanka.

    Ruush iyo Maraykan,waa in ay heshiiyaan oo Sadexda Qodob oo Ruushku rabo loo fuliyaa,kuwaasoo kala ah…

    1.Nato in aysan imaan Bariga Yurub.

    2.Midowga Yurub in uusan saamayn ku yeelan Ukrain.

    3.Gobolada Ukrain ee Ruushku haysto in aan looga daba imaan.

    Wadamada Yurub,waa diidan yihiin joojinta dagaalka,balse hadii Maraykanku ka baxo ma difaaci karaan Ukrain iskamana dhicin karaan Ruush.

    Maraykanku ma rabo in Ruush burburo mana rabo in uu dhismo.

    Sidoo kale Yurub in ay Dhaqaale ahaan iyo Milleteri ahaanba muqdar noqoto ma rabo.

    Loolanka Maraykanka ee Caalamka hada ka haystaa,waa Kobaca Dhaqaalaha ee Shiinaha.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.