Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay ujeedada Sacuudiga Ee dhimista wax soo saarkiisa Saliida?
    Somalia

    Maxay tahay ujeedada Sacuudiga Ee dhimista wax soo saarkiisa Saliida?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Boqortooyada Sacuudiga oo aan ku faraxsanayn qiimaha Saliida caalamka oo hoos ugu dhacday $76 Fuustadii,halka ay Sanadkii hore ka ahayd $112,ayaa ku samaysay dhimis wax soo saarkeedii Saliida.

    Hal Milyan oo Fuusto ayay ka dhintay wax soo saarkeeda Boqortooyada oo ah Wadanka ugu soo saarka badan caalamka Saliida.

    Sacuudiga,ayaa raba in qiimaha Saliida caalamku gaaro $80 Fuustadii,balse majiraan Dowlado kale oo la qaatay go’aankan.

    Dhaqalaha Sacuudigu,waxuu ku tiirsan yahay dhoofinta Saliida uu hodanka ku yahay.

     

    Jibril Qoobey.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.