Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay ujeedada Xasan Baarlamaanka u hortagayo?
    Somalia

    Maxay tahay ujeedada Xasan Baarlamaanka u hortagayo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sadex ujeedo,ayuu ka leeyahay Xasan kulanka Baarlamaanka Beri uballansan…..

    1.In War murtiyeedkii Madasha kala dhantaalantay uu xoojiyo oo uu sheego in Wadanku Doorasho 1Q1C ah aaday.

    2. In aan Baarlamaanka la xirin oo ugu yaraan 30-Bari lagu daro,ayuu codsanayaa loona ansixiyo sharciyada kabaya damaciisa si uu Sanadka cusub u bilaabo qorshayaasha u damacsan yahay.

    3.In uu Baarlamaanka ka codsado in ay la raadiyaan PL iyo JL.

    Waxaa xusid mudan fikrada ah in Baarlamaanka la horgeeyo mudo kordhinta 3-da Dowlad Goboleed ay ka timid Qoor-qoor iyo Laftagareen si mudo kordhinta ay heleen Xalaal ugu ekaato.

    Xasan weli qardajeexiisii,ayuu kusii adkaysanayaa.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.