Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay ujeedada Xasan Ee badalida Dastuurka?
    Somalia

    Maxay tahay ujeedada Xasan Ee badalida Dastuurka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Sedex Cutub oo Dastuurka ah,ayaa la saarayaa, halka 45-Qodob iyo 97-Farqadood wax laga beddelayo,iyadoo lagu soo darayo 19-Qodob iyo 94-Farqadood oo cusub oo aan ku jirin Dastuurkii asalka ahaa,waxaana la tirayaa 3-Qodob iyo 26 Farqadood”CC.Warsame.

    Waa samaysasho Dastuur cusub ee ma’ahan wax ka badalid Qodobo kooban.

    Ujeedka Xasan sidan ugu dhaqmayo,waa Sadex Qodob si ay ugu hirgalaan,kuwaasoo kala ah…

    1.Gudi Doorasho oo Labada heer ee Dowladnimada Somaliya ka hawlgala in uu isagu magacaabo si uu ubadalo MW DG.

    2.Qof iyo Cod gaaristeeda in uu ku helo mudo kororsi.

    3.Laba Xisbi oo mid isagu leeyahay midna uu Dad ku leeyahay in ay samaysmaan oo ay Wadanka Siyaasadiisa xirtaan si uu Kursiga abid ugu fadhiyo.

    Xasan isma waydiin makuu hirgeli karaan Qodobadan?

    Xasan isma waydiin Dastuurka Wadanka sidaad rabto maka yeeli kartaa?

    Xasan isma waydiin,waxaan halkee ka Shaqaynayaan?

    Maxaa looga hortagi karaa?

    Jawaabtu,waa fududahay oo xataa haduu si sharcidaro ah uu Gacantaag aan kooram buuxin ku meelmarsado kama duwanaan doonaan Waraaqaha yaala Xaafiiska Xisbigiisa UDP.

    Somaliya dhibka haysta,waa Nin walba marka uu Kursiga ku fariisto,ayuu waashaa oo ku noolaada jawi kale oo ka baxsan midka Dhulka yaala ee waaqiciga ah.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.