Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay ujeedada Xasan uga dan leeyahay Gudiga Difaaca Xuduudaha?
    Somalia

    Maxay tahay ujeedada Xasan uga dan leeyahay Gudiga Difaaca Xuduudaha?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hadii uu jiro Qof khatar ku ah xuduudaha iyo midnimada Wadanka,waa Xasan Shiikh.

    Sidoo kale waxaa iswaydiin mudan..

    Maxay qabanayaan Wasaaradaha Dowlada ee utaagan shaqadan loo samaystay Gudiga.

    Meeday Wasaaradii Gaashaandhiga?

    Meeday Wasaaradii Arimaha dibada?

    Meeye Sirdoonkii iyo hay’adihii amaan?

    Sida dhabta ah Sadex Qodob ayay daaran tahay Warqadan oo looga gol leeyahay…

    1.In Dadka laga baqsan yahay in ay raacaan Mucaaradka loo sameeyo Shaqo.

    2.In samaynta kooxdan ay Madaxtooyadu ku lunsato dhaqaale magacyo kala duwan loo bixiyo.

    3.In Bulshada laga mashquuliyo Dastuurka lagu ciyaarayo.

    Haduu jiro Siyaasi ku fashilmay Shaqadiisa,waa Xasan Shiikh.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.