Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay ujeedada Xasan ula heshiiyay Itoobiya?
    Somalia

    Maxay tahay ujeedada Xasan ula heshiiyay Itoobiya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 14, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Itoobiya sababta uu iskugu dhiibay,waa Laba Qodob oo kala ah….

    1.La dagaallanka DG-yada.
    2.Hankiisa kusii fadhiga ama kusoo noqoshada Kursiga.

    Balse ma yaqaan Itoobiya mana akhrin karo Siyaasada.

    Itoobiya,way fahansan tahay in aysan jirin Dowlad Somaliyed oo Xasan matalo waxa kaliya ee uu Saxiixiisu gooyaa waa Kursiga uu ku fadhiyo ee aqoonsiga ka haysta QM.

    Heshiiska ay la galaan Xasan waxba kama galo SL,PL,JL iyo KG,sidaa daraadeed Kursiga Xasan iyo DG-yada,waxaa umuhiimsan DG-yada oo Asalkii ah.

    Itoobiya,waxay kaa saxiixaaysaa Bada,kadibna waxbay ka gowracaysaa.

    Xasan Aragti gaabnidiisu,waxay tustay waxuun Doorasho ku sheeg ah in uu malmaluugo kadibna Kursiga kusii fadhiyo.!

    Waa Nin Sida uu uhunguri xun yahay u xog iyo aragti yar Xasan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.