Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay ujeedka Xasan Ee farataysiga Dastuurka Fadaraalka?
    Somalia

    Maxay tahay ujeedka Xasan Ee farataysiga Dastuurka Fadaraalka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh markii uu aqbalay Caleema saarka Deni kasoo qaybgalkiisa,ayaa la marsaday Kaarka Siyaasadeed.

    Sidoo kale Gogosha PL markuu Garowe joogay in uusan aqbalin ayay ahayd oo hadal ka tagin.

    Saakay Xasan waxa ufuran oo kaliya,waa in uu yimaado Gogoshaas gudaheeda ku dhex loolamo.

    Baarlamaan laga hadal siiyo,Xildhibaano Dhabarka laga taabto oo Wasiiro loo ballanqaado iyo wax ka badal Dastuur oo laga sharqamiyo ma baajin karaan Gogosha ugumana dabcayo Deni.

    Ujeedka ugu weyn ee uu ka leeyahay Xasan Dastuurka iyo ka sharqamintiisa,waa awood ka raadin iyo in uu Gogosha Garowe yimaado,isagoo wax uu ku gorgortamo wata.

    Xasan,waa og yahay in Labadii Sano ee Dowladnimadu macnaha lahayd dhamaatay,waxa uharayna ay yihiin loolanka udiyaar garowga Doorashada.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.