Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ufuli waayaan heshiisyada ay wada galaan Kenya iyo Somaliya?
    Somalia

    Maxay ufuli waayaan heshiisyada ay wada galaan Kenya iyo Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 7, 2024Updated:May 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Heshiisyada Dowlad walba oo Somaliyed ay la gasho Kenya,balse aysan waxba ka socon oo aan soo dhaafin Waraaqaha laku kala saxiixdo,waxay kala yihiin……

    1-Heshiis Amniga ah.

    2-Heshiis Ganacsiga ah.

    3-Heshiis Socdaalka ah.

    4-Heshiis Waxbarashada iyo Caafimaadka ah.

    Caqabadaha ugu waa weyn ee ay ufuli waayaan heshiisyada Kenya iyo Somaliya ay wada galaan mar walba waa Nidaamka Dowliga ah ee Somaliya oo aan awood ulahayn fulinta Qodobada lagu heshiiyo.

    Awooda Nidaam leeyahay,waa Sadex Qaybood Dowladnimada Somaliyana kama dhisna Sadexdaas oo kala ah…

    1.Awood bini’aadan oo Shaqayn karta.
    2.Awood dhaqaale oo lagu Shaqeeyo
    3.Awood Shuruuc oo lagu dul Shaqeeyo.

    Marka laga soo tago qorshayaasha ku wajahan JL ee qarsoon heshiisyadan la shaaciyay ma fuli doonaan oo wi,waxaa jira awood yarida hay’adaha Dowladeed ee Somaliya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.