Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay uga dhigan tahay Puntland Dayn Cafintu in ay istaagto?
    Somalia

    Maxay uga dhigan tahay Puntland Dayn Cafintu in ay istaagto?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 9, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bisha 9-aad waxaa joogsan doona Mashaariicda World Bank uu Somaliya ka wado,iyada musuq maasuq iyo wada shaqayn la’aan lagu sababayn doono.

    Laba Qodob ayay Somaliya ka faa’idaysaa arinkan.

    1.In Daynta iyo Mashaariicda si gaar aan loo cunin.

    2.In aan lagu dhibaatayn DG dhaqaalaha laga helo Dayntaas.

    Puntland si gaar ah waxay ugu tahay guul,sababtoo ah…

    1.Mashaariicdaas,waxaa qorshaysnaa in aan waxba laga siin.

    2.In si gaar ah loo bartilmaamaydsado oo lagu dhibaateeyo Lacagtaas magaceeda lagu soo qaadanayo.

    Ilaa inta laga helayo Madax Qaran oo masuul ah Dayn Cafintu waa rahmanaanaysaa.

     

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.