Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay uga duwan tahay Yuhuuda Maraykanka Ilhaan Cumar?
    Somalia

    Maxay uga duwan tahay Yuhuuda Maraykanka Ilhaan Cumar?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ilhaan Cumar kama duwana Dadka Maraykanka ah ee asalkoodu Yuhuuda kasoo jeedo ee utaagan ilaalinta danaha Dowlada iyo Dalka Yuhuuda.

    Sidoo kale kama duwana Siinga Siinga ah Canada ee udooda xuquuqda Siinka ee Hindiya.

    Eraygeeda ah Dowlada Maraykanku saan rabno ayay yeelaysaa waa asiibtay,waxayna ku salaynaysaa si la mid ah Yuhuuda Maraykanka oo say rabaan loo yeelo,waxaana keenaya saamayntooda.

    Somalida Maraykanku haday sida Yuhuuda isku abaabulaan way samayn karaan saamaynta Yuhuuda ee Siyaasada,dhaqaalaha iyo Amniga Maraykanka.

    Ilhaan eraygan waxba ma yeelayo,taa badalkeeda,wuxuu kor usii qaadayaa sumcadaeeda iyo maqaamkeeda.

    Si macno leh ayay uhadashay Ilhaan Cumar.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.