Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay uga wada hadleen kulanka Bosaso Puntland iyo Maraykanka?
    Puntland

    Maxay uga wada hadleen kulanka Bosaso Puntland iyo Maraykanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulanka,ayaa looga xaajooday oo lagu dul istaagay xaaladda Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada….

    1. Amniga.
    2. Siyaasadda.
    3. .Horumarinta.
    4. Dagaalka argagixisada.

    Kulanka Madaxweynaha,Golaha Wasiirada PL iyo Safiirka Maraykanka iyo Talyayaasha Africom iyo geeska Afrika dhexmaray kadib,waxaa iyaguna mid gaar ah yeeshay saraakiisha PL ee hogaaminaysa hawlgalka Calmiskaad iyo Saraakiisha Maraykanka.

    Weftiga Dowladda Mareykanka,wuxuu ka koobnaa..

    1.Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Ambassador Richard Riley.

    2.Talyaha Hawlgalka Gaarka ah ee Africa , Major General Claude K. Tudor JR.

    3.Talyaha Hawlgalka gaarka ah ee Bariga Africa Col. Benander.

    Maraykanku,wuxuu si weyn ubogaadiyey hawlgalada ciribtirka argagixisada ee ka socda Puntland, gaar ahaan guulaha laga gaaray Hawlgalka Calmiskaad.

    PL muhiimad weyn,ayay ulahayd booqashadan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.