Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ujoogaan Adis-ababa Sanbalooshe iyo Cali Balcad?
    Somalia

    Maxay ujoogaan Adis-ababa Sanbalooshe iyo Cali Balcad?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sanbalooshe,waa Ninkii yiri…”91-dii Hawiyaa Dalkan ku adkaaday ee see Sharciga loogu dul samayn karaa oo Gabdhaha PL uga qurux badan yihiin Gabdhahooda”.

    Hadalkaas iyo fikradaas uu qabo,waxa uu ku helay abaal celin ah in laga dhigo Agaasimaha Sirdoonka Qaranka.

    Saakay Itoobiya,ayuu hor fadhiyaa oo kala xaajoonayaa Dan Qaran,saw mahan Dhurwaa Hilbo ku raro?.

    SL masuuliyiinteeda,ayaa uga dhow Dan Umadeed,sababtoo ah Danta Deegaamadooda waa udaacad,isla markaana ka khibrad iyo Aqoon fiican Sanbalooshe iyo Balcad.

    Maamulka SL halooga danbeeyo arinka Itoobiya ee Badda,sababtoo ah ma Villa Somaliya Raga jooga ee aan ujeedno siday udhaqmayaan,ayaa ehel u ah Bad Somaliyed ilaalinteed?

    Sanbalooshe iyo Cali Balcad,waxay ujoogaan Adis oo Itoobiyaanka kala xaajoonayaan Danta Beeshooda oo ay u arkaan in ay ku jirto dulminta Beelaha kale Somaliyed.

    Majirto Qaran Umadan wada matali kara oo masiirkooda lagu wada halayn karo ,kaliya,waxaa jira awood si khaldan Gacanta ugu gashay koox Cunsuriyiin Qabyaaladeed ah oo khatar ah.

    Somali isma qaadan karto,isma aqbali karto,Nidaam mawada wadaagi karto,awoodna layskuguma dhiibi karo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.