Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay Xasan Shiikh ugudbiyeen Mucaaradka hubaysan Ee PL?
    Somalia

    Maxay Xasan Shiikh ugudbiyeen Mucaaradka hubaysan Ee PL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxay Xasan Shiikh ugudbiyeen Mucaaradka hubaysan?

    Siyaasada?

    B.In ay xiriir la leeyihiin 3-ka mid ah Xisbiyada oo aysan Doorashada galayn,taasina way beenoowday oo Xisbiyadii waa xaqiijiyeen in ay galayaan Doorashada.

    T.In gorgortan Baayac ah uu usocdo Gudoomiyaha Gudiga Doorashada PL,taasina way beenowday oo Gudoomiyihii,waa ku dhawaaqay Doorashada.

    J.In ay Gacanta ku hayaan 12-ka Xildhibaan ee dul marka ku samaynaya Xeerarka Doorashada,taasina Berri ayay kala cadaanaysaa jiritaankeeda.

    Milleteri ahaan?

    B.In ay kala xirayaan Dalka,taasna Dowlada PL waa ka hawlgashay.

    T.In ay xirayaan Garoomada iyo Dekedaha oo ay udigayaan Ganacsatada,iyadana Dowladu,waa ka hawlgashay oo Ciidamo dheeraad ah,ayaa la geeyay,Xiriirna waa lala samaysay Ganacsatada.

    J.In la dilo masuuliyiin Dowlada PL ku jira oo miisaan leh,xogtaasna Dowlada PL waa heshay.

    Villa Somaliya,waxay uxilsaartay la shaqaynta Mucaaradka hubaysan ee PL Laba Nin oo kala ah…

    1.Mahad Salaad.
    2.Wasiiru Dowlaha Xaafiiska Ra’isalwasaaraha Xirsi Gaani.

    Maxamuud Shido iyo Xasan Shire ayay toos ula xiriiran Labadaas Nin.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.